Wax Ka Baro.. Hubka Cusub Ee Dhawaan Turkiga Uu Adeegsan Doono

-

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayeb Erdogan ayaa sabtidii shaaca ka qaaday hub cusub oo ay adeegsan doonaan ciidamada badda Turkiga.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Sida ay qortay wakaaladda Turkiga wararka u baahisa ee “Anadol” , Erdogan ayaa sheegay in Turkiga uu gaaray isku filnaan isla markaana uu dabooli karo baahida wadamada saaxibada la ah xagga bariga iyo baddaba.

Hadalka Erdogan ayaa imaanaya xilli xaflad loo sameynaayey shaac ka qaadista nooc cusub oo ah maraakiibta xawaareeye ee dagaalka “fragite warships” kuwaasi oo lagu sameeyey gudaha Turkiga.

Sidoo Kale Aqri: Baro..Drone-ta Akinci Ee Dhawaan Turkiga Sameeyey

Erdogan waxa uu tilmaamay in Turkiga uu ku gudajiro sameynta 6 ka mid ah doomaha gujiska ah isaga oo sheegay in Turkiga uu ka mid noqonaayo 10-ka waddanka ee sameysa, gacmahoodana ku nashqadeysta maraakiibtooda dagaalka.

Erdogan ayaa yiri “In aan noqono quwad dhaqaale iyo mid milatari waa qasab, ma ahan khiyaar ama doorasho”

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...