Wargeyska “Natial Interest” ayaa ku tilmaamay hubka nikliyeerka ee Ruushka “yuri dolgoruky” in uu yahay hubka qiyaamaha dhabta ah.
Xaqiiqonews-Tiknoolaji
Wargeyska ayaa carabaabay tijaabidii guuleysatay ee lagu sameeyey hubkan quusaha ah in ay aheyd mid lagu ogaaday awoodaha xadkabaxa ah ee hubkan cusub.
Hubka dhiggiisa ah ee ay isticnaalaan ciidanka Mareykanka, shiinaha, Faransiiska iyo Hindiya malahan awood burburin oo u dhiganta awoodda hubkan oo lagu sheegay in uu burburin karo magaalo dhan sida ay u dhantahay.
Sidoo Kale Aqri Ruushka Oo Horumariyey Gantaalka Geerida..Arag Awoodiisa
Wargeyska ayaa walaac ka muujiyey hubkan, isagoo ku tilmaamay “Halis Kale” kaasi oo awood u leh in Mareykanka uu ka dhigo “dhul lama degaan ah” hal dhufasho oo kaliya.
Hubkan oo loogu magac daray mid ka mid ah boqoradii soo maamulay Ruushka “yuri dolgoruky, ayaa ka mid ah hubab quusayaal oo ruushka uu horumarin ku wado,