Wax Ka Baro Hubka Shiinaha Lagu Sameeyey ee Dunida Aan Horay Loogu Arag.

-

Website-ka “Taska and Purpose” ayaa baahiyey In doon-barriyeedka Shiinaha ee “”Haiyang Sha III” ay ka qeyb qaadatay bandhig badeed shiinaha soo bandhigay iyadoo doonto uu saaranyahay hub aan wali dunida lagu argin.

Xaqiiqonews.com-Tiknoolajiyadda

Website-kan ayaa shaaca ka qaaday in doontan lagu magacaabo “Relisotron” wxaana saaran gantaal ka sameysan “Birlab-danab” oo lagu taijaabiyey gunta badda, gantaalkan ayaa ayaa wax ka duqeyn kara masaafo dhan 200Km.

Sid Xaqiiqonews ay soo tarjuntay, Mareykanka ayaa arintani aad kaga walwalqaba, waana arin baqdin gelineysa Mareykanka horumarka ay Bajiin ka sameyneyso Gantaalaha birlab-danabeedka.

Website-ka  oo soo xiganaya tijaabooyinka la sameeyey ayaa ku warramay in gantaalkan cusub uu jari karo masaafo dhan 2500 mitir/Ilbiqiriqsigii.

Ruushka ayaa horay u sheegay in uu soo saaray gantaal birlab-danab ku shaqeeya kaasi oo ka gudbi kara dhamaan difaacyada.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...