Wax ka Baro Mashiinka Cusub ee “Qaxwada Caqliga Leh” !

-

Qofka adeegsanaya mashiinkan wuxuu helai  karaa subaxdii  koob qaxwo ah isagoo sariirtiisa dhabar dhabar u jiifo, dhanka kalase ablikseeshin taleefoonkaada ku jira ayaa ku soo xasuusin doono marka qalabka qaxwada uu u baahdo xanaaneyn.

Xaqiiqonews.com-Tiknoolaji.

isla marka aad indhaha kala furto Mashiinka qaxwada ah ayaa ogaanaya in aad u baahan tahay qaxwo iyo inkale,ka dibna mashiinku wuxuu diyaarinayaa qaxwada ku habboon, intaa waxaa dheer  mashiinka   ayaa ogaan kara xaaladda jireed ee isticmaalaha iyada oo loo maraayo saacadda  casriga ah ee ku xiran.

Inkasta oo howlahani ay u muuqdaan kuwo  qiyaali ah , balse waxqabadka  shirkadda  “Siemens”  waxay hadda suurtal ka dhigeysaa arinkani ,Mashiinnada qaxwada waxay ku xiran yihiin internetka.

Faafaahin intaasi ka dheeri ah, adeegsadaha waxaa uu cabi karaa koobkiisa qaxwada isagoo dhabar u jiifa sariirtiisa diiran, waxa uuna taleefoonkiisa ka xadidi karaa qiyaasta caanaha ama biyaha ee loo baahan yahay in qaxwada lagu daro,  walibana taleefoonkiisa ayaa soo xasuusin doono xilliga loo baahdo in mashiinkan la xanaaneeyo.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...