Waxa Ugu Xun ee Dhici Kara Hadii Farmaajo Xilka Sii Haya!

-

aan ku bilowna waxaa uga badan ee la filan karo waa in aysan dhicin horumar iyo gadaal u socod toona! si gaaban aan dhahno “Waxba”

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

hase yeeshee halkani waxaa imaaneysa su’aal ah “Maxaa ka xun in aysan waxba dhicin!?”

Ka fikir, ma dhihi karnaa waxa ugu xun ee dhici kara waa in aysan dhicin “Waxba”!

Dagaalkii labaad ee aduunka

Hadii Sababta Dagaalkii labaad ee aduunka uu lahaa hal nin Adolf Hitler, waa waxa ugu xun ee la filan karo isbaheysiga “Xididka” (farmaajo iyo Kheyre ) in ay sabab u noqdaan dagaal hubeysan oo ka dhaca Soomaaliya.

Waa ku mahadsantahay Aqriskaada!

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...