Iayadoo maalmihii ugu danbeeyay aay roobab badan ka da’ayeen gobalada dalka ayaa wararka inaga soo gaaray gobalka hiiraan ayaa sheegaya in uu soo buux dhaafiyay wabiga shabeele ee mara gobalka hiiraan.
Si kastaba ha ahaatee mar ayuu gaaray wabiga shabeele heer meelaha qaar uu ka qalala hadana waxaa laga cabsi qabaa inuu soo baxo ama uu sameeyo fatahaado aay wax ku noqdaan dadyoowga ku nool gobalka.