Website Cusub Oo la magac baxay daljecel kana duwan Kuwii hore Oo dhawaan Hawada soo galay

-

waxaa dhawaan hawada ku sooo biiray website cusub oo la magac baxay daljcel.com waxaana websitekani si hoose diiradda uu u saari doonaa wararka guud ee soomaaliya gaar ahaan wararka deegaanada inta badan saxaafadda aysan gaarin sida degmada ceelcaliiyo deegaanada ku hareereysan.
waxaa website-kani dhidibada u taagay aqoonyahanno iyo suxufiyiin ku takhususay saxaafadda waxaana website-kani ay ka helin doonaan aqristayaasha warar hufan,warbixino iyo muqaalo la xariira dhacdooyinka maalin laha ee ka dhaca guud ahaan aduunka gaar ahaan soomaaliya.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

1 faallo

Comments are closed.

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...