Website-kii Idaacadda Alshabaab ee Andulus oo La jabsday#faafaahin

La Wadaag Asxaabtaada

Websita-kii idaacadda ku hadasha afka alshabaab ee andulus ay ku lahayd Internetka ayaa la jabsaday, isagoo muujinaya in la jabsaday.

Radioandalus24.com ayaa ahaa website-ka idaaacadda andulus ay ku laheyd internet-ka waxaana si toos ah u maamulayay dagaalyahannada Alshabaab, kaasoo hadda u muuqda in la jabsaday oo laga wareegay.

Lama oga cidda ka danbeysay jabsiga website-ka Alshabaab, laakiin waxaa jira dagaal warbaahineed oo Mareykanka iyo Alshabaab hore uga dhaxeeyay iyadoo laga xiray barihii ay ku lahaayeen warbaahinta bulshada iyo intetnetka.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada