Weerarkii Sawaariikhda Ee Iiraan Iyo Goobihii Lala Beegsaday#Waa Tan faafaahinta

-

 Iiraan ayaa bilowday weerar loo adeegsaday sawaariikh oo lagu bartilmaameedsaday xarumo waaweyn oo Israel leedahay ,si loogu jawaaabo weeraro joogto ah  lagu beegsanaayo ciidanka Iiraan ee ku sugan dhulka Suuriya.

Sida laga soo xigtey Goobaha  weerarada ka socdaan,  daraasiin badan oo ka mid ah Ciidanka  iiraan ee ku sugan Suuriya ay bartilmaameedsaday afar xarumood oo waaweyn oo militariga Israel leeyahay, halka markhaatiyaasha ay maqleen codadka qaraxyada waaweyn iyo dab ka kacay goobta, iyo sidoo kale dhaqdhaqaaq culus oo ay sameynayeen gawaarirada gurmadka deg deg ah ee ambalaasta.

Sida Xaqiiqonews ay ka soo xigatay ilo ku dhaw dhaw  goobahaasi, bartilmaameedyada militariga Israel ee la duqeeyay waxaa ka mid ah:

  1. Xero Millatari oo weyn oo qaabilsaneed Sahanka
  2. Xarun Sir ah oo ay ka soo kacaan diyaaradaha oo ku dhaw xaduudda siiriya.
  3. Xarun millatari oo qaabilsaneyd wareerinta mowjadaha birlab danabeedka. “Elecromagnetic jumping”
  4. goob ay ku dagaan dayaaradaha Millatariga.
  5. Xarun hogaamin millatari oo taabacsaneyd guutada 810 ee ciidanka yahuudda

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...