WHO Ayaa Dunida Ugu Bishaareysay Daawadii U Horeysay Karoona Fayrus

-

Hay’adda caafimaadk aduunka WHO ayaa sheegtay in saynisyahano Britan ah ayaa soo ogaadeen daawo wax ka tareysa karoona fayrus, iyadoo daawadaasi ugu yeertay “Hindise cilmiyeed”.


Xaqiiqonews-Saynis-Caaafimaad

Xoghaya guud ee WHO, Tedros Adhanum Gebresos, ayaa yiri “waa daawadii ugu horeysay ee hoos u dhigtay dhimashada covid-19 dadka xaaladaha qatar ku sugnaa ee Neef-siiye u baahnaa”.

Waxa uu intaasi ku daray “Kani waa war farxad leh, waxa aan u hambalyeynayaa dowladda British, jaamacadda Oxford, Isbitaalo dhowr ah iyo bukaanada Biritan, iyo dhamaan dadkii ka qeyb qaatay ikhtiraacan naf badbaadiyaha ah”.

Naf Badbaadiyaha

Saynisyahano Biritan ah iyo baarayaal ka socday jaamacadda Oxford ayaa soo helay in daawada Dexamethasone ay badbaadisay seddex u qeyb hal qeyb bukaanadii la dhibanaa xanuunka Covid-19.

Iyagoo intaasi raaciyey in daawadani Dexamethasone ay tahay daawo laga heli karo goob walba, umana baahna in dhaqtar uu qoro.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...