Wiil Hooyadiis Oo Dhimatay U Qoray Warqad Murugo badan”Hadii aad Calool Jilcantahay ha aqrin”

-

Dadka Sacuudiyaanka ayaa maalmihii u danbeysay waxa ay baraha bulshada iskugu gudbinaayeen Sawirka Warqad gacan qoraal oo uu qoray wiil yar oo ay hoyadiis dhimatay.

Wiilka ayaa warqad calaacal ah u qoray hoyadiisa oo macsalaameysay dunida waxaa uu ku bilaabay warqadda oo af-carabi ku qorneed
“ماما، أنا أكتب هذي الرسالة عشان لما أموت زيك آخد الورقة وأوريكي إني ما نسيتك، دايمًا أصلي وأدعي ربي يدخلك الجنة».

” Maamaa Warqadan waxaan u qorayaa sababto ah dhimashadaada ka dib ayaan bilaabay qoraalkan mana ku hilmaamin hooyo mar walbo wan ku soo duceeyaa in Eebe jamada Kaa waraabiyo.”

Waxa uu intaasi ku daray

«والله، صرت آكل وأسمع كلام سارة.. صرت ما أوسخ البيت، أنتي كنتي تقولين إني أوسخ وأتعبك.. ماما، أنا آسف، الله يخليكي ارجعي عيشى معانا. والله وعد
” أصير أسمع كلامك وأنظف معاكي وأخليكي تنامي وما أصحيكي من النوم

“walaahi hooyo wax waan cunaa waan u dhega nuglahay amarka SAARO hooyo ma washaqeeyo guriga ! sababtoo ah adiga waxa aad i dhihi jirtay guriga ayaad wasaqeysaa waadna i dhibtaa Maama Waan ka xumahay ! soo laabo soo noolow walaahi waa balan in aan amarkaada u dhega nuglaanayo waa balan guriga wan kula nadiifin doonaa mana kaa kicim doono hurdada wan ka qaleynayaa”

Wiilka yar ayaa fariintiisa ku soo gabagabeeyey hadalo oohin leh”«الله يخليكي، ارجعي “Alah Yakhaliki soo laabo hooyo “

Hadaba fariintani ayaa waxaa falcelin badan ka bixiyey dadka sacuudiyaanka ah ee isticmaala baraha bulshada waxaana nin xisaabkiisa facebook yahay«كنز»: uu soo qoray hadaladan.
»: «ارجعي عيشي معانا.. الجملة هذي دمعت عيني، يا رب احفظ كل أم ولا تحرمنا من حنانه
“Soo laabo nala noolow.. ereyadan waa ay iga ilmeysiiyeen yaa Rabi xafid hooyo walbo hanaha naga reebin in aan xanaaneyno wiilkani”

nin kale oo wata magac ah Saalax Al zahraani ayaa Soo qoray
: «رسالة تدمع لها العين غصبًا عنك. أسأل الله أن يلهمه الصبر».
“Waa fariin indhaha ka ooysiineysa si qasab ah.. ilaah waxaan weydiisanayaa in uu Samirka tusa”

nin kale oo magaciisa yahay Waliid Al axmari ayaa isna soo qoray
«رسالة كُتبت بدموع تقطر دمًا من الألم.. الله يصبره ويكون ولد صالحًا يدعو له
“waa fariin lagu qoray ilimo dhibcinaya Dhiig xanuun dartiisa Allaah ha sabarsiiyo hana ka dhigo wiil saalax ah oo waalidkiisa u duceeya”

Nin kale oo lagu magacaabo nawaaf Al saxraani ayaa isna yiri:
«أقسم بالله أني دمعت.. ليس فراق إنما حسرة؛ لأننا مقصرين في حق المرأة العظيمة أطال الله في أعمار أمهاتنا وأمهاتك
“ilaah ayaan ku dhaartaye waan ilmeeyey.. ma ahan kala tag bes ee waa shalaay maxaa yeelay waxa aan ka gaabinay xaqa ay nagu leedahay haweeneyda weyn(hooyada) ilaahayow hooyooyinkeena iyo hooyooyinkiina cimrigooda dheerey”

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...