Xaaf oo noqday Madaxweynaha maamulka Galmudug

-

Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa madaxweynaha maamulka Galmudug u doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf kadib doorasho ka dhacday degmada Cadaado.

Waxaa codeysay 89 xildhibaan, waxaana halaabay 1 cod.

Xaaf ayaa kusoo baxay wareegga Labaad ee doorashada wuxuuna helay codad gaaraya 54 halka musharraxii kula tartamayey wareegga Labaad oo lagu magacaabo Axmed Cali Hilowle oo isna helay coadad gaaraya 34

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ku dhowaaqay natiijada doorashada

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya iyomarti sharaf kale ayaa halka ay ka dhacayso doorashada goob joog ka ah.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...