Xaaji Somali ah”Waxaan Dhagax tuuray Farmaajo iyo Kheyre Badalkii Ibliis(Sheeko Cajiib ah)

-

Xaaji soomaali ah oo dhawaan xajka ka soo laabtay kana mid ah waaya jooga soomaalida isla markaana ka soo qeyb qaatay dagaalkii 1977-kii ayaa ka sheegeyey dhacdo qabsatay xilligii uu xajka ku sugnaa.

xaajigan ayaa sheegay in maalintii 11-aad ee dhagax tuurka uu soo gaaray warka sheegaya in farmaajo iyo kheyre ay muwaadin soomaali ah u gacan geliyeen Itoobiya oo uu ula jeeday dhiibistii Qalbi dhagax in arintaasi ay ku noqotay xanuun uu qaadan waayey gaar ahaan isago oo sheegay in ay saaxibo dhaw wada ahaayeen qalbi dhagax isla markaana ay hal aag ka wada dagaalmeen 1977-kii.

hadaba xaajigan ayaa markii uu gaaray goobtii Dhagx tuurista oo sharci ahaan looga tala galay in lagu dhgax tuuro Ibliis waxaa uu sheegay in uu isaga dhagax tuuray Farmaajo iyo Kheyre oo uu ku tilmaamay ciyaal ibliis u adeegga Sida uu hadalka u dhigay.

xaajiggan oo carro badan ay ka muuqatay ayaa macluumaadkani siiyey warriye ka tirsan shabakadda baahisa wararka qarsoon ee xaqiiqonews isagoo xiligaasi sheegay in aad u xasuusto dagaalkii 1977-kii iyo kaalintii Qalbi dhagax uu ka qaatay halgankii fishilmay ee Xorreynta soomaali galbeed.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...