Xaaska madaxweynaha ikhwanul muslimiin oo ku dardaarantay in meedkeeda la gubo#sabab

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]

Saacado ka dib markii uu dhamaaday sanadka 2016 waxaa la shaaciyey geerida naagtii uu qabay madaxweynahii hore ee  xisbiga iqwanul muslimiin  Garabka tuunis iyadoo dooratay in ay ku dhimato Iswisarland  waxa ayna dardaarankeeda ku dartay in meedkeeda la gubo qaabka ay isku gubaan dadka aaminsan diinta HINDUDA.

SAmiira cubeydui qofka aqoon waxaa xaaskii sheikh saalax karkur oo ka mid ah rag ugu caansan aasaasayaashii uruka ikhawanul muslimiin garabkiisa tuunis. waxa ay haweyneydani horay uga baxday (ridowday) diinta islaamka inkastoo haweyneydani ay aheyd qof aqoon badan u leh diinta islaamka taas oo gaarsiisay in ay isbarbardhigto diimaha.

dhanka kale ninka lagu magacaabo Raashid Alqanwashi ayaa boggiisa facebook ku soo qoray hadal tacsi isagoo yiri”waxaa si naxdin leh qullubteena usoo gaaray geerida marwo samiira kurkur hagppmiyii hore uu uruka alnahda(waa ururka ikhwaan horay loogu magacaabi jiray) waxaana ilaah oga baryeynaa in uu janada ka waraabiyo”

cwxqwxlweaewb47

 

Waxaa xusid mudan in Raashid Alqanwashi  in uu bishii november ee la soo dhaafay  uu qaatay aBAalmarinta  MAHa GHANdi oo la siisyo dadka baahiya mabaa di,da  GHNadi oo hindiya u dhashay.

dhanka kale sheikh yusuf la qardawi oo ka tirsan ikhawanul muslimiin waxaa uu hambalyo u diray ALqanwashi  hanashadiisa abaalmarinta Ghandi isagoo yiri”waxaan ugu hambalyeyneynaa walalkeen sheikh alqanwashi helitaankisa abaalmarinta nabadda ee Ghandi waa nin mudan arintaasi !!

cwv6clexuaahwnr
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...