Daawo..Farmaajo Oo Ku Ciyaaraya Heesta KIKI

Hadii aad ogeyd Farmaajaha siyaasiga, iska ilow wixii hore waa kan Farmaajo oo dad badan kaga yaabsaday qoob ka ciyaarkii caanka ahaa ee kiki.

Xaqiiqonews-Muuqaal

“Waa uu iga gadmay farmaajo” ayuu yiri qof daawaday sida cajiibka ah ee farmaajo iyo heesta ay iskula helayaan muuqaalka dhexdiisa.

Muuqaalka oo aan aheyn mid dhab ah balse ah mid la isku soo aruuriyey ayaa waxaa ka soo muuqanaya farmaajo oo la joogo gudoomiye yariisow iyo madax kale, waxaana ay ku ciyaarayaan heesta raabka ah ee Kiki.

Sidoo kale Aqriso: farmaajo-scw !

Qeybta hoose riix si aad u daawato muuqaalka.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA