Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka walaacsan Xaaladda Maamulka Jubland ka dib xarigii Wasiirka Amniga Ee jubblnad iyo Xayiraadii Diyaaradaha Kismaayo.
Xaqiiqonews-Wararka Gudaha
Xogta ayaa sheegeysa in Axmed Madooobe uu wado qorshe uu ka aadaayo Nairobi Si halkaasi uu Dolwadda Kenya uga codsado in ay gacan siiso.
Axmed Madoobe ayaa dareemaya in hadda Maamulkii Jubbland uu ku sii socdo gacanta DF_ka isagoo la yaaban istiratiijiyadda cusub ee Farmaajo iyo Kheyrre ay ku doonayaan in ay kula wareegaan Jubbland.
Sidoo Kale AqrisoSidan-ayuu-Axmed-Madoobe-kaga-badbaaday-duqeyn-diyaaradeed-oo-lala-beegsaday!
Booliiska Soomaaliya ayaa 31-kii August Magaalada Doolow ka soo xiray wasiirka amniga Jubaland, Cabdirashiid Xasan Nuur Janan, waxaana intaasi wixii ka dambeeyey Loo sii gudbiyey Magaalada Muqdisho.