shabakadda baahisa wararka qarsoon xaqiiqonews ayaa soo bandhigeysa xog cajiib ah oo ku saabsan qorshe cusub uu madaxweyne farmaajo ku doonaayo in uu soo celiyo isbaheysi burburay oo la oran jira(MODH)
farmaajo oo ka dhashay beesha mareexaan ayaa waxaa dhasahy hooyo dhulbahane Daarood ah ku darsoo xilgii dowladii siyaad barre waxaa jiray isbaheysi Daarood ah oo ka koobnaa Mareexaan,Ogaadeen Iyo dhulbahante isbaheysikaasi oo caan ku ahaa magacii(MODH=M=mareexaan O=ogaadeen DH=dhulbahante).
MODH waxaa aasaasay siyaasiin xilikaasi taageero ka heystay Dowladii siyaad barre oo adeer u ah farmaajo.
Hadaba farmaajo ayaa doonaya in soo celiyo isbaheysikaasi MODH la oran jiray taasi oo daaliil cad u ah in farmaajo uu sii amba qaadayo afkaartii uu ka dhintay madaxweyne siyaad.
Siyaasiin badan iyo dad u dhoon daloola isbadalka cusub ee soomaaliya ayaa cabsi ka qaba in markale arintaasi ay dhaliso dagaal sokeeya oo salka ku haaya sadbursi qabiil.
arintani cusub ayaa soo baxday amrkii madaxweyne farmaajo uu madaxtooyada ku casuumay saraakiil ka tirsanaa isbaheysigii MODH .
ajandaha kulankan ayaa lagu sheegay’ ka arrinsi nabada dalka’. Ka dib wuxuu kulan gaar ah la yeeshay madaxweyne ku –xigeenka Puntland Camay, halkii uu kala kulmi lahaa Madaxweyne Gaas ayaa uu ka doorbiday nin ka tirsan MODH oo waliba Abtigiisa ah maadaama Farmaajo hooyadiis ay tahay Dhulbahante.
XASAASI:farmaajo oo madaxtooyada ka wada qorsho halis ah #aqriso soo noqoshada isbaheysiga MODH
-