XASAASI:Haweeney Uu Qudbo Siro Ku qabo Cabdifataax Al-siisii Oo sir badan Fashilasay

-

Dood badan ayaa ka dhalatay warbixin uu daabacay wargeysaka Washington Post oo ku saabsan haweeney lagu magacaabo Giselle Yazji oo sheegtay in ay asal ahaan ka soo jeedo Lebnaan iyadoo dood badan ay ka taagantahay Guurka qarsoodiga ah ee dhax maray haweeneydani iyo madaxweynaha masar ee Cabdi fataax al-siisii iyo sidoo kale guurka ay haweeneydani guursatay madaxweynihii dhintay ee wadanka Venezuela Hugo Chavez.

Wargeyska ayaa daabacay hadal uu ka soo xigtay mid ka mid ah ddka degan guryaha raaxada ee deegaanka”Chevy Chase” oo ka tirsan gobolka Maryland, isaga oo leh”Waan rumeysanay Hadalka haweeneydani ee ah in ay tahay xaaska qrsoodiga ah ee cabdifatax al-siisii intaasi bes ma ahane waxa kale oo ay ku faantaa in guursatay madaxweynihii dhintay ee Venezuela Hugo Chavez.

Wargeyska Washinton post ayaa Tilmaamay In Giselle Yazji, ay faafisay sir xilli ay casho sharaf la qaadaneysay Dick Carlsson IYO Xaaskiisa Patricia oo ah waalidiinta dhalay wariyaha FOX NEWS Tucker Carlsson, iyadoo ka sheegeysay taariikhdeeda hore kuna faantay in ay xafiis ku leedahay meel u dhaw xafiiska gabadha uu dhalay madaxweynaha mareekanka IVanka Trump sidoo kale Giselle Yazji, ayaa ku faantay in nInkeeda qarsoodiga ah ee Al-siisii aysan dooneyeyn in ay kiiskiisa ay banaanka keento xiligan iyadoo sheegtay uu warkani halis yahay.

sida laga soo xigtay aabaha dhalay Wariyaha FOX NEWS Dick Carlsson, “Giselle Yazji ayaa xiligii ay sheegeyneysay waxa ay sheegtay in maalin ay soo waday al-siisii islmarkaan ay la kulansiisay Donald Trump aqalka Cad iyadoo dhanka kale sheegtay in maalin maalmaha ka mid ah ay soo qabatay taleefonkeeda islamarkaan ay wacday lambarka Al-siisii ka dibna ay u dhiibtay Trump ayna wada hadleen labada madaxweyne wadahadalkaasi oo ahaa kii ugu horeeyey ee dhax mara labada madaxweyne.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...