Xasan Nuur Sabtow iyo Maxamed Mayow”beesha jareer weyne lug kuma laha dowladda”

-

Qabaa’ilada iyo waxgaradka ka hadlaya isbadaladii ka dhacay Muqdisho ayaa wali taagan,.

Xasan Nuur Sabtow iyo Maxamed Mayow oo labadaba katirsan Beesha Jareerweyne ayaa wadaagay Falanqeyn ay qabatay Idaacadda Alfurqaan oo loga hadlay Jareer weyne sida ay u arkaan isbadaladii ka dhacay Muqdisho.

Xasan oo hadalka ku horeeyay ayaa sheegay in xulushada Farmaajo ay kusoo aaday xili waxa uu ugu yeeray shisheeyaha ay daalanyihiin oo ay ku fashilmeen dano badan oo ay ka lahaayeen Soomaaliya.

“Beel ahaan shaqo kuma lihin dowladaasi,waxaana qaadanay kitaabka allaah”ayuu yiri sabtow.

Maxamed Mayow ayaa dhankiisa carabka ku dhuftay in Farmaajo yahay nin Maraykan ah oo dano Maraykan ka fulinaya Soonaaliya. waa sida uu hadalka u dhigaye.

Waxa uu diray Baaq sadax qodob ka kooban oo uu mid kamid ah kula hadlay waxa uu ugu yeeray shisheeyaha kan kalana waxaa uu u diray kuwa uu ugu yeeray caro tuur waxaa kale uu baaqa ugu danbeyna kula dardaarmay Beeshiisa .
HALKAN KA DHAGEYSO CODKA MP3

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...