Xiddigfiiriye: Arin Cusub Ayaa La filayaa Ramadaankan

Camaad Mujaahid oo u dhashay Urdun ahna Xiddigfiiriye ayaa sheegay in Ramadaabka soo socdo la isku khilaafi doono bilaabashadiisa, kaasi oo ah khilaafkii ugu weynaa muddo 30 sano ah

Xaqiiqonews-Xiddigiska

Inkastoo dadka qaar ay la sii horumareen hambalyada Ramadaanka in uu bilaaban doono maalin isniin ah 6 May 2019, balse Mujaahid ayaa miiska soo saaray arinta ah in bisha Shacbaan ay ku dhamaan doonto 29 maalin taasi oo laga yaabo in ay keento dood.

Si kastaba ha haatee Wakaaladaha u qaabilsan Xiddigiska, Dowlado badan oo dunida Muslimka ayaa hoosta ka xariiqay in Ramadaanka soo socdo uu bilaabmi doono Isniin 6 MAY 2019.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA