Xiddigiska: Maalinka Koowaad Ee Ciid Weynta Oo La Sii Shaaciyey…Waa Tan

La Wadaag Asxaabtaada

Diktoor Maxamed Ghariib oo ka tirsan Machadka Qowmiga Xiddigiska ee Masar ayaa sheegay in Jumcaha ku beegan 2 Agoosto ay tahay maalinka ay bilaaban doonto bisha Carafa.

Xaqiiqonews-Xiddigiska

Bisha Carafa oo sidoo kale loo yaqaan “Thul Xijah” waxa ay ka mid tahay bilaha ugu waaweyn islaamka, bishan dhaxdeeda waxaa la gutaa mid ka mid ah rukniyada Islaamka waa rukniga Xajka,

Sida uu baahiyey Machada Xiddigiska Masar bisha Carafa ayaa bilan doonto 2 Augosto,waxaana banka Carafa la istaagi doonaa 10 Agoosto, sidaa darteed maalinka xigga oo bisha Agoosto ay tahay 11 ayaa noqonaya maalinka koowaad ee Ciid Weynta.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada