Xiddigiska..Maalinta Koowaad ee Ciidul-fidriga Oo La Shaaciyey

La Wadaag Asxaabtaada

Xarunta Xiddigiska Caalamiga ee fadhigeedu yahay Imaaraatka ayaa shaacisay in maalinka Arabacada oo ku beegan 5 Juun ay tahay maalinka koowaad ee Ciidda.

Xaqiiqonews-Xiddigiska.

Xarunta ayaa sheegtay in la filan karo in uu khilaafo dhaco waa hadii ay dhacdo in lagu af-furo “Marqaatida dadka sheegta in ay bisha arkeen”.

Maxamed Showkat oo ah maamulaha xarunta ayaa yiri “haddii aan rabno in aan si sax ah u qiimeyno bilashada bisha, waa hubaal in arbacada ay noqon doonto maalinka koowaad ee ciidda”

Waxaa uu intaasi ku daray “haddiise ay dhacdo in qaadano wararka “Maqarqaatida” waxa dhici karta in la soomo 29 maalin oo ciiddana ay noqoto maalinka Talaadada.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada