Xil Faaraxa cabdiqadir oo ku dadaaliyo difaaca mooshinka madaxweyne cosuble(sabab)

-

siyaasiga wayadii hore safka hore kaka jiray saxaafada soomaalida ee falanqeysa xaalada siyaasada soomaaliada xildhinban faarax shiikh cabdiqadir oo wayadii danbe bogaha saxaafada magaciisa ku yaraa kadib guul daradii isaga ee kursiga gudomiye kuxigeenka golaha shacabka iyo kii saaxibkiis xasan shiiq kadib ayaa bilaaway in uu doorweyn ka ciyaaro difaaca iyo burburinta mooshinka ka dhanka ah madaxweyne cali cabdulahi cusuble ee loo gudbiyey gudoonka baarlamaanka sida ay sheegiyaan ila wareedyo ku dhow madaxweynah iyo xildhiban faarax ayaa tibaaxaya in xildhiban faarax uu diyaariyay lacag ka badan 1 milyan oo doolar si loo difaaca madaxweyne cusuble arintaan ayey dadka siyaasada falanqeyna ku tilmaameen in uu faarax u sameynayo in uu ilaa saxibka kali ah ee xasan shiiq kaka tagay isaga oo hore xilkii madaxeynaha loogu qaaday saxibkii kowaad ee ahaa madaxweynaha galmudug hadii uu cusublana meesha kabaxa wax ay noqoneysaa in masiirka siyaasada qaranka gabi ahaan ka maqnaadaan kooxdii xasan shiiq iyo faarax oo hadan madasha uu ugu qeyb kalo madaxweyne cusuble sidoo kale dadka qaar ayaa sheegaya uu difaacaayo dagmada uu dhawaan magacaabay ee feerfeer oo ay beeshiisa dagdo wixii soo kordha filo goor dhow

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...