Xil. Jeesow Oo Ku Baaqay In Axmed Madoobe La Soo Qabto

La Wadaag Asxaabtaada

Waxaa magaalada Kismaayo Lagu Dilay AUN Suldaan Durre Oo ka soo jeeda Beesha Gaaljecel islamarkaana caan ka ahaa Deegaanada Jubbland.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha.

Maamulka Axmed Madoobe ayaa iska fogeeyey eedeyn loo soo jeediyey oo ku saabsaneyd in uu ka dambeeyey Weerarkii lagu khaarijiyey Suldhaan Durre.

Sidoo Kale Aqriso: Jeesow- “farmaajo-waxa-uu-ku-sigtay-in-uu-alshabaab-gacanta-u-galo”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Axmed Madoobe ku eedeeyay dilka marxuunka waxa uuna dalbaday in la soo qabto Axmed Madoobe si loogu ciqaabo tacadiyo uu ka geestay Kismaayo iyo Guud ahaan Jubbaland.


FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada