Xil wareejinta ka dib xasan sheikh oo qorsheynaayo arin ugub ku ah madaxda soomaaliya”aqri qorsho cusub”

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
War gooban oo soo gaaray xafiiska warqabadka xaqiiqnews ayaa  sheegaya in madaxweyihii hore ee somaaliya mudane xasan uu qorsheynaayo arin ku cusub madaxda dalka.

dad ku dhaw dhaw xasan sheikh ayaa xaqiiqonews u sheegay in madaxweyne xasan uu qorsheeynaayo  in uu sii joogo dalka uu ku noolaado soomaaliya taas oo wax badan ka badaleyso dhaqankii lagu yaqiinay madaxada oo markii uu xakunkooda dhamaasda dalka isakaga bixi jiray.

Waxaa la ogyahay in dhamaan madaxweynayaashii dalka soo maray ay dhamaantood dalka ka baxeen markii uu xakunkooda dhamaaday laakin waxa ay tani wax ka badaleysaa habdhaqankii madaxada dalka.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]

 

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada