XiLdhibaan Jesow Iyo Dahir Alsow maxaa kala qabsaday Kulankii Holand#daawo wareysi xiiso badan

-

Xildhibaan daahir Amin jesow oo socdaal ku joogo dalka holand ayaa ka jabaabay su,aal la weydiiyey oo ahyed “markii igu kaa danbeysay waxaan ku daawaday adiga oo fadhiga ka kacay isla markaana iskaga baxay hoolka maxaa dhacay?
Jesow ayaa yiri”waxaa la qalday systemka maxa yelay wasiirka inta aan la ansxain waa in la ogaaada oo la hubiyaa aqoontiisa in uu isaga soo doortay shaqada iyo in kale……….”
Qeybta hoose ka daawo wareysi xiiso badan Xildhibaan Jesoow Vs Dahir alasow
https://www.youtube.com/watch?v=_ttZbgdD5Jg

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...