Xildhibaan Ka Tirsan BF-ka oo dhulka ku jiiday Dowladda farmaajo

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Madaxda Dowlada Federaalka ayaa lagu eedeeyay in ay ka gaabiyeen ka haalka Xasuuq lagu hayo shacabka soomaaliyeed.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa ku dhaliilay Madaxda Dowlada in aysan ka hadlin Duqeynmaha Habeen iyo maalin lagu garaaco deegaanada Gobolka Gedo.
Xildhibaanka ayaa Sheegay Dowlada ay isha ka daawanayso Dadka aan waxba galabsan ee ay leynayaan Dowladaha Kenya iyo Mareykanka.
Waxaa uu sidoo kale sheegay Baraalamaanka ,Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaada in ay yihiin kuwa ka aamusan Difaaca Sharafta iyo Karaamada Umada Soomaaliyeed.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Xuutiyiinta Oo Soomaaliya Ku Eedeeyey In Ay Ku Xadgudubtay Madaxbanaanida Yemen

Sarkaal Xuutiyiinta u qaabilsan shidaalka iyo macdanta ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay ku sheegey in Soomaaliya ay gacanta...

Dalkii Ugu Horeeyey Oo Yurub Ah Oo Cunista Xashiishka Ogolaaday!

Maalta ayaa noqotay dalkii ugu horeeyey oo Yurub ah oo caadi ka dhiga isticmaalka iyo beerista xashiishka. XAQIIQO NEWS- WARARKA...

Kenya Oo Laga Helay Fayruska Cusub Ee Omikroon

Omikron oo ah nooc cusub oo ka tirsn "Karoona" ayaa bishii hore lagu arkay dalka Koonfur Afrika, waxaana...

Ma Guulleysan Karaa Qorshaha “Plan C” Ee Farmaajo Haddii Muddo Kordhinta Laga Diido?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Iyada oo wax lagu dhisaayo maraxalidihii kala duwanaa ee uu soo maray khilaafka doorashada...

Xogta..Soomaaliya Oo Heshay Dufcadii Koowaad Ee Darooniska TB2

Warar hoose ayaa sheegaya in Soomaaliya ay ku biirtay liiska dalalka doonaya in helaan diyaaraha darooniska ee Tukriga Sameeya. XAQIIQO...

Abi Axmed..15 Maalin Ayaan Ku Soo Ceshanay Wixii Tigreyga 5 Bilood Nooga Qabsadeen

Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa ciidanka Abi Axmed u suurtagalay in ay dib u soo ceshadaan 3 magaalo...