XOG:Mooshin Cajiib ah oo Horyaala Xildhibaanada Soomaaliya iyo Xog Qarsoon oo laga helaayo

La Wadaag Asxaabtaada

Warar hoose oo ay heshay shabakadda baahisa wararka qarsooon ee xaqiiqonews ayaa sheegaya in mooshin noociisa oo kale ah midkii ugu horeeyey uu horyaalo xildhibanaada golaha shacabka.

macluumaadka la helaayo ayaa sheegaayo in xildhibaano badan ay soo gudbiyeen mooshin qarsoodi ah oo ay ka keeneen Dumar ku jira barlmaanka soomaaliya oo isticmaala Rooseetada.

Xildhibaanadan ayaa tilmaamaya in ay dalbanayaan in gudoonka shacabka uu soo saaro shuruuc lagu mamnuucaayo rooseetada oo sida ay sheegeen ah dhibaato culus.

“Golaha shacabka ma ahan meel la isku shukaansado ama dumarka ay isku beec keenan sida darteed waxaan aaminsanahay in gudoonka looga baahanyahay in uu soo saaro shuruuc hageysa labiska mudanayaasha iyo marwooyinka ka tirsan xildhibaanada” sidaasi waxaa yiri xildhibaan Daahir amin jeesow oo ka tirsan goalaha shacabka kana mid ah xildhibaanada keenaya mooshinka ka dhanka ah rooseetada.

Golaha shacabaka Ee barlamaankz hadda jira ayaa martegelinaya tiradii ugu badneed ee kaligood noolayaasha ama waxa ay soomaalida qurabaha u yaqaanaan”Single mothers/Single fathers) .

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada