Xiriirka Ka Dhaxeeya Fadhiga Badan Iyo Cudurada Xun

-

Cilmi baaris ay baahisay majaladda Caafimaadka ee “Jama Network” ayaa lagu sheegay in uu xiriir ka dhaxeeyo fadhiga waqtiga dheer iyo fursadda qofka ku qaadi karo cudurada kansarka.


Xaqiiqonews-Caafimaad

Daraasaddan ayaa lagu tilmaamay tii ugu horeysay ee nooceeda ah oo sameya isku xir ka dhaxeeya kansarka iyo fadhiga waqtiga dheer.

Qofka oo wax dhaqaaq ah aan sameynin waxa ay kaalmo u tahay Kansarka, sida dr. Susan Gilchrist u sheegay Tilifishinka Ameerikaanka ah ee CNN.

Sidoo Kale Aqri..Muxuu Kansarka Ugu Badanyahay Wamadamada Qaboobaha ah?

Sida uu aaminsanyahay Gilchrist, halkii uu fadhin lahaa qofka oo dhaqaaq sameeya xitaa muddo dhan 30 daqiiqo, waxa ay hoos u dhigeysaa qatarahan.

Daraasad ayaa horay u shaacisay, dadka fadhiga ku badashay jimicsi ciyaareed yar muddo 3 daqiiqo ah ama ku badashay socod, waxaa hoos u dhacay 8% halista ay ku qaadi karaan Kansarka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...