XOG: 30 maalin oo bandaw ah oo farmaajo uu ku soo roggi rabo dalka#xagee ayey saameyneysaa

-

warar si hoose u soo gaaray xafiiska warqabadka xaqiiqonews ayaa sheegaya in dowladda farmaajo ay qorsheyneyso bandaw 30 maamlmood ah oo lagu soo roggayo dhamaan magaalooyinka ay ka taliso dowladdda.
qorshahan ayaa farmaajo uu ku doonayaa in uu ku sugo amaanka sida ay sheegeen saraakiil dowladda ka tirsan balse waxaan la ogeyn nooca bandaw ee dowladda a qorsheyneyso .
lama oga ilaa hadda in bandawgani uu yahay mid mamnuucaya isku socodka dadweynaha iyo inkale sidoo kale saraakiisha kama hadlin in bandawga yahay habeen iyo maalin ama mid ku eg xilli gaar ah.

WIXII WARAR AH EE SOO KORDHA KALA SOCO XAQIIQONEWS

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...