Beesha Daarood
1_Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Faarax Juxa ( Majeerteen, Ciise Maxamuud)
2_Wasiirka Cadaaladda C/laahi Axmed Jaamac Ilkajiir (Warsangeli )
3_Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Jaamac Mursal Geelle (Ogaaden , Cawlyahan)
4_Wasiirka Waxbarasha C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi (Dhulbahante)
5_Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Cabdi Xoosh Jibriil ( Leelkase )
Beesha Dir
1_Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle (Samaroon, Maxamed Case, Bahabar Abokor)
2_Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Maxamuud Cabdi Xayir Maareeye( Isaaq, Habar Jeclo)
3_Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Saalax Axmed Jaamac ( Isaaq , Habar Yoonis )
4_Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare Deeqo Yaasiin Jirde ( Dir , Surre)
5_Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sheekh Nuur ( Dir, Biimaal)
Beesha Hawiye
1_Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar (Habargidir, Ceyr, Babaanshe)
2_Wasiirka Amniga Gudaha C/laahi Maxamed Cali Sanbalooshe (Xawaadle)
3_Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale ( Abgaal, Harti, Obokar )
4_Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Thabit Cabdi (Abgaal, Waceysle)
5_Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Eng. C/qaadir (Gaaljecel)
6_Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diiinta Khaliif Cabdi Cumar (Baadicadde )
Beesha Digil & Mirifle
1_Wasiirka Gaashaandhigga C/xakiin Xaaji Faqi ( Digil / Dabare)
2_Wasiirka Caafimaadka Maxamed Xaaji C/nuur Madeer ( Mirifle / Hadame )
3_Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha C/fataax Ibraahim Geesey ( Mirifle / Liisaan)
4_Wasiirka Biyaha iyo Korontada Cabaas Siraaj (Mirifle Hubeer)
5_Wasiirka Warfaafinta Cali Siciid Fiqi ( Digil / Tunni )
Beesha Shanaad
1_RW ku xigeen Maryan Qaasim
2_Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)
3_Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar)
4_Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib Udhiska C/rashiid Maxamed (Banaadiri)
5_Wasiirka Waxbarasha Maryan Aweys ( Jareerweyne)