Xog..Alshabaab Oo Baahiyey Liiska Magacyada Dadkii Ay Dileen Weerarkii Kismaayo

-

Idaacadda Al-furqaan ayaa si hordhac ah u baahisay magacyada dad ay ku sheegen in lagu dilay weerarkii Kismaayo.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Dadka Magacydooda la xusay waxaa ka mid ahaa

  • Maxamed Idmaaciil Shuuriye, oo Wasiir hore ka soo nqoday DF-ka islamarkaana ka tirsanaa Baarlamaankii 9-aad, waxa uuna deganaa hoteelka Cascaseey ee wararka la dhacay, waxaana sida la sheegay uu ahaa musharax u taagan xilka uga Madaxweyne ee Jubbland
  • . Fariid Jaamaca Suleyman, waxaa uu wasiir ka soo noqday maamulka Jubbland, sidoo kale ninkani waxa uu ahaa ganacsade waana ninka qabay Hodan naalaaye Oo baraha bulshada caan ka aheyd.
  • .Shiine Xasan xanafi, waxaa uu ahaa tawabare ka tirsan akadeemiyada boliiska Jubbland.
  • Nuur deeq, waxa la sheegay in uu ka tirsanaa Un-ka
  • Nin magaciisa lagu oo gaabiyey Shire oo sida la sheegay ahaa ku xigeenka taliyaha ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Bangaraafta Jubbaland,

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...