XOG: Applications Taleefonada lagu shubto oo Dadka Xado(Aqriso kana saar Phone-kaada)

-

Warbixin lagu daabacay wargeyska ka soo baxa ingiriiska ee lagu magacaabo “Independent” ayaa waxaa si faafaahsan loogu lafa guray barnaamijo dadka ay ku shabtaan taleefoonada loo yaqaan Smart-phones-ka barnaamijadaasi oo qaab sharciyeesan u xada ama lunsada lacagaha malaayiin qof oo isticmaala barnaamijyadooda badalkeedana waxa ay dadka siiyaan adeegyo been ah(Fake services).

Wargeyska ayaa si gaar ah u tilmaamay barnaamijka cusub ee “ExpensiveWall” oo ah barnaamij ay dadku isticmalaan in ay shaashadahooda ku badashaan ayaa waxaa uu barnaamijkani oo laga heli garo”Google play-ka” wax yeeleeyey in ka badan 21.1 millions oo ah taleefonada loo yaqaan Android-ka.

barnaamijkani ayaa loogu tala galay in lagu dhaco lacagahaaga adiga oo aan ogeyn waxaana barnaamijkani uu isticmaalaa in ka badan magaca 50 applications(konton aplikashinis) oo lagu baahiyey Google-store-ka.

howsha lacag lunshada ee barnaamijkani waxaa uu bilaabanayaa isl marka aad barnaaijkani ku dagsataba taleefoonkaada isagoo kula lambarkaada caadiga ah.

Inkastoo dhowr mar laga jaray google-play-ka ka dib markii ay baarayaasha “Check Point” ku wargeliyeen shirkadda Google waxyeelada barnaajijka ayaa maamlmo ka dib waxaa goole Play-ka lagu argay barnaamij kale oo isla kii hore u eg kaasi oo wax yeeleeyey 5000(shun kun) oo taleefon Android ah.

ma jiro qaab dhameystiran oo si buuxdo looga hortagi karo barnaamijyadani aan ka aheyn in qofka degsanaayo uu u hogaamnsamo awaamirta Google-ka si taxadar lehna uu iskaga hubiyo barnaamijka ka hor inta uusan degsan.

Hoos Ka aqriso Liiska Barnaamijyada waxyeelada leh ee uu baahiyey Wageyska “Independent”.
I Love Fliter
Tool Box Pro
X WALLPAPER
Horoscope
X Wallpaper Pro
Beautiful Camera
Color Camera
Love Photo
Tide Camera
Charming Camera
Horoscope
DIY Your Screen
Ringtone
??? 12 ???? Lite
Safe locker
Wifi Booster
Cool Desktop
useful cube
Tool Box Pro
Useful Desktop
??? 12 ???? Lite
Horoscope2.0
Yes Star
Shiny Camera
Simple Camera
Smiling Camera
Universal Camera
Amazing Toolbox
Easy capture
Memory Doctor
Tool Box Pro
Reborn Beauty
Joy Photo
Fancy Camera
Amazing Photo
Amazing Camera
Super Wallpaper
DD Player
Fascinating Camera
Universal Camera
Cream Camera
Looking Camera
DD Weather
Global Weather
Love Fitness
Pretty Pictures
Cool Wallpapers
Beauty Camera
Love locker
Real Star
Magic Camera
Wonder Camera
Funny Camera
Easy Camera
Smart Keyboard
Travel Camera
Photo Warp
Lovely Wallpaper
Lattice Camera
Quick Charger
Up Camera
Photo Power
HDwallpaper
Wonderful Games
BI File Manager
Wallpapers HD
Beautiful Video-Edit your Memory
Wonderful Cam
useful cube
Ringtone
Exciting Games
Replica Adventure
GG Player
Love Camera
Oneshot Beautify
Pretty Camera
CuteCamera
Cartoon Camera-stylish, clean
Art Camera
Amazing Video
Fine Photo
Infinity safe
Magical Horoscope
Toolbox
Cute Belle
CartoonWallpaper
Ringtone
Best Camera
Colorful Locker
Light Keyboard
Safe Privacy
Enjoy Wallpaper
File Manager
Fancy locker
Cute Puzzle
Smile Keyboard
Vitality Camera
Lock Now
Fancy Camera
Useful Camera
Vitality Camera
Sec Transfer
Lock Now
Magic Filter
Funny Video
Amazing Gamebox
Super locker
Music Player

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...