XOG CULUS: Aqriso Hor Dhac Qaabka beelaha Gobolka Hiiran Loogu qeybiyey Maamulka Cusub ee gobolka

-

War hoose oo aan ka heleyno madaxtooyada hirshabelle ayaa sheegaya in lagu wado in maalinta jimcaha lagu dhawaaqo Maamuulka Gobolka Hiiraan loo magacaabi doono iyadoo la badali doono gudoomiyaha gobolka,ku xigeenadiisa, gudoomiye degmada iyo ku xigeenadiisa ee haatan xilka haaya.
Xog hor dhac ah oo ah Warqad xaqiiqonews la soo gaarsiiyey ayaa waxaa ku qoran shax ku saabsan qaabka beelaha gobolka hiiran loogu qeybiyey maamulka cusub ee Lagu balansanaa in khamiista lagu dhawaaqo balse dib u dhac ku yimid sababa la xariira shirka maamul goboleedyada ugu socdo jowhar.
Qaabka beelaha loogu qeybiyey Beelaha maamulka cusub ee gobolka Hiiran ayaa ah sida hoos ku qoran
1.Gudoomiyaha gobolka Hiiran waxaa loo magacaabayaa maxamed Raaxeeya oo ka soo jeeda beesha xawaadle Aadan Warsame
2.Gudoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga waa loo magacaabayaa cabdi xeefow oo ah Gaaljecel abtisame
3.Gudoomiye ku xigeenka maaliyadda waa Axmed Inji oo ka soo jeeda jajeele
4.Gudoomiyaha degmada ahna Duqa magaalada waxaa loo magacaabayaa Maslax maxamed Osman oo ah Gaaljecel dirisame
F.g mar walbo waxaa is badali karo shaxda iyo qaabka taasi oo ku xeran cadaadiska ka imaanaya Odayaasha beelaha balse liiksani ayaa ah kii ugu danbeeyey sida xaqiiqonews ay soo gaarsiiyeen ilo ku dhaw dhaw madaxtooyada

WIXii Warar ah ee arimahan ku Soo Kordha Kala Soco Xaqiiqonews

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...