XOG CULUS: Milkiilaha Facebook Oo Qol la Galay gabar Somali ah Iyo Arin Ceeb ah oo dhacday

La Wadaag Asxaabtaada

kulan loogu yeeray” Casuumaad Afur” ayaa ka dhacay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota dalka mareekanka kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen gabdho soomaali ah ayaa u jeedka waxaa u ahaa in La isku soo sawiro habeena lala jiifto malkiilaha facebbook si arintaasi ay u suurtgashana wax ay gabdhahani kulanka u bixiyeen magaca”Casuumaad afur” balse su,aasha is weydiinta mudan ayaa wax ay tahay milkiilaha facebook ninka lagu magacaabo Mark Zuckerberg oo ah 32 jir heysta diinta Yahuudda ma yahay nin sooman si loogu casuumo afur !!?

kulan iyo baashaal dheer ka dib iyo qosol miiska cashada(ee loo bixiyey magaca casumaadii afurka) ku wada dhexmaray miilkkile Mark Zuckerberg iyo gabdhaha soomaalida ah ayaa waxaa loo dhaadhacay qolalka jiifka oo habeenkaasi si aad ah loo qurxiyey.

sida uu noo soo dusiyey shaqi ku sugan mareekanka oo gabdhaha qaar ay is kasaayeen gabdhaha ayaa ka codsay in Mark Zuckerberg uu la jiifto habeenkaasi balse codsi badan ka dib wuu diiday laakin waxaa uu ogalaaday in uu la qaato waqti ilaa saq dhexe.

“Ma aqaan wax rasmiga ah ee dhex maray laakin waxaan xaqiijin karaa oo la isoo gaarsiiyey in gabdhaha midba mar ay qolka ugu tageysa ninka facebook iska leh waxeyna sheegeen in ay la galaayeen sawiro shaqsi ahaaneed oo qaas ah si xasuus ah balse gabar ka mid ah gabdhaha wax ay la qaadatay waqtigii la qorsheyey in ka badan” ayuu yiri wiilka macluumaadkani soo dusiyey oo magaciisa aan qarinay sababa la xariira amaankiisa

“sida qorshaha ahaa gabar walbo wax ay laheyd labo daqiiqo oo ay si qaas ula kulmeysa Milkiilaha ka dibna ay isku sawireyso laakin mid ka mid ah gabdhaha wax ay qaadatay wax ka badan nus saac arintaasi oo shaki badan dhalisay” ayuu sii raaciyey Wiilka.

Wiilka macluumaadkani soo gudbiyey ayaa xaqiiqonews la wadaagay sawir Sir ah oo ah gabar ka mid ah gabdhaha kulanka ka qeyb galay oo iyada garan wadata salaameysa milkiilaha waxaana ay ku jireen qolka qaaska ah oo loo diyaariyey in la isku sawiro balse waxaa uu diiday in aan sawirkani faafaafino hase ahaate ugu danbeyn waxaa uu aqbalay in la faafiyo balse la qariyo wajiga gabadha

dhanka kale Mark Zuckerberg ayaa ayaa sheegay hadal u muuqday jeejees basle dadka qaarkiisa ay u fasirteen hadal caadi ah.

Qoraal lagu daabacay website-ka VOA ayaa lagu sheegay in Mark Zuckerberg uu la yaabay qaabka soomalida ay ugu dhiiranyihiin in meel aysan aqoon ay ka dhigtaan dalkooda cusub ! isagoo weydiiyey in ay mareekanka u arki karaan in uu yahay dalkooda oo kale ?
balse nin soomaali ah oo is xariifeynaya sida la sheegeyna qaxooti ku ah mareekanka muddo 26 sano ah ayaa yiri”dalkaaga waa kan aad ku dareento xorriyad aadna ku sameyn karto wixii aad doonto haa kani waxaan u dareemayaa dalkeyga”

Balse dhankiisa Mark Zuckerberg ayaa sheegay in hadalada noocaasi ah ay yihiin kuwa sharaf u ah mareekanka oo ah dal qiimeeya xorriyadda qofka.

isku soo duu duub Mark Zuckerberg oo ah ninka iska leh facebook ahna nin heysta diinta yahuudda ayaa kulan afur lagu magaacabay kala qaleyb galay soomaali dumar u badan magaalada Minnesota waxaana goobta kulanka ay aheyd mid si aad loo qurxiyey waxaan hareeraha la suray calanka mareekanka.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada