Fanaanadda Elisa oo u dhalatay wadanka lubnaan ayaa ka hadashay mowduuc aad cajiib u ah oo ku saabsan Duqnimada iyo jaceylka iyadoo sheegtay in ay la yaabantahay dadka dhahaya waxaa na gala geeyey duqnimo iyadoo tiri” waxaan la yaabay dadka dhahaya waxaa nagala geeyey waqtiga waa been arintaasi maxaa yeelay jaceylka duqnimo iyo waqti ma lahan jaceylka waa noolasha oo dhan”.
Elisa oo sii wadata wareysiga iyadoo la hadleysay Wargeys maxalli ayeey ka sheegeysay waxyaabaha ay qabato bisha ramadaan “bisha ramadaan waan soomanahay sababtoo ah waxaan ku joogaa kaliya biyo iyo xabad tufaax ah aan cuno marka aan baahdo ilaa laga gaaro waqtiga af-furka”
Elisa ayaa dhanka kale sheegtay in ay jeceshay bisha ramadaan madaama bisha ka danbeysa ee ciidda ay dadka iskugu imaanayaan xafaldo iyo bandhig faneedyada fanaaniinta ay qabtaan..
XOG CULUS:Faananad Caan ah oo Bisha Ramadaan Aan soomi doonin#aqriso magaca
-