XOG CULUS:Qaar ka mid ah jaamacadaha muqdisho oo Laga Mamnuucay Wax muhiim ku ah diinta islaamka#sabab

-

Jaamacadaha muqdisho ayaa intooda badan buunbuuniya dhaqamada galbeedka waxaana jaamacadaha qaar ay ardayda ku qiimeeyaan qaab labiskooda iyagoo darajo ku siiyo ardaygii Dhaxda soo dhuuqsado ama ku soo labisto suud iyo garabaati hase ahaate badalkeeda jamaacadahani qaarkood ardayada iyo macalimiintaba midna looma ogola in uu ku soo labisto Qamiis iyo Cumaamad.
Jaamacadaha Muqdisho University iyo Simada university ayaa ka mid ah kuwa si aad ah looga tixgeliyo dhaqamadani iyadoo jaamacadda Simad ardaygii dhaxda soo dhuuqsado uu imtixaanka helaayo dhibco ka badan kuwa caadiga ah.
“jaamacadda muqdisho annaga oo arday noolama ogola khamiis in aan soo qaadano iska daaye macalimiinta iyagaba naga sii daran” ayuu yiri arday ka tirsan jaamacadda oo xaqiiqonews ay wareystay
Waxaa magaalada Muqdisho ku yaalla dhowr jaamacadood waxaana marba bmarka ka danbeysa sii kordhaya tirada jaamacadaha muqdisho iyadoo la ogeyn mabaa,dida ay ku shaqeeyaan jaamacadahan oo qaarkood ku dhaqaaqaya falal lidi ku ah dhaqamada muslimiinta.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...