XOG CUSUB: Al-Shabaab oo isaga baxay Deegaan Muhiim u ahaa

La Wadaag Asxaabtaada

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabellah Hoose ayaa waxaa ay sheegayaa in Kooxda Al-Shabaab goor dhow ay isaga baxeen Deegaan muhiim u haa Kooxdaas.

Deegaanka ay dagaalamayasha Al-Shabaab ka baxeen waxaa Lagu magacaabaa Gendershe kaas oo u dhow Magaalada Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Dagaalamayaasha Al-Shabaab ay soo aadeen dhanka Degmada Awdheegle ee isla gobolka Shabellaha hoose oo shalay uu ka dhacay Dagaal culus oo dhaxmaray Al-Shabaab iyo Ciidamo mareykan ah.

Deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose waxaa Maalmahan ka taagan xiisado dagaal oo u dhaxeeya Xoolo dhaqato, Beeraleey, Ciidamada Dowlada  Kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab oo dhan ah iyaguna

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada