XOG CUSUB: Ciidamada mareekanka ee Muqdisho yimid oo la ogaaday meelaha ay ka soo dagaalameen

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Baaritaaan dheer ka dib ayaa waxaa la ogaday in ciidamada Maraykanka uu Labadii bishan keenay magaalada Muqdisho ay kasoo dagaallameen qaar kamid ah dalalka carbeed.
Ciidamadan ayaa kasoo dagaallamay Afgaanistaan, Ciraaq, halka qaarkood ay bilooyin kasoo shaqeeyeen dalka Syria , waa sida aan xogta ku helnaye.
Ciidamadan waa kuiwo si gaar ah u tababaran, waxaana loogu talogalay kaliya iney ka shaqeeyaan dalka dibaddiisa, in wax ka badan Labo bil dalkooda joogaan looma ogala.
Ulajeedka laga leeyahay ayaa ah iney la dagaallamaan ciidamada Al-shabaab, sidoo kalena ay tababaro siiyaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.
Waxaa laga yaabaa in ciidamadan ay dhibaato ka geystaan gudaha dalka, maadaama ay kasoo dagaallameen dalal ay aad ugu badnaayeen ururada loogu yeero argagaxisada.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...