Xog Cusub Oo Aadan Ka Maqlin Fuliyihii Weerarkii Folrida

-

Maxamed Alshamraani oo ahaa Fuliyihii weerarka Folrida ayaa la sheegay in uu la kulmay fadeexeyn iyo aflagaado uu u geystay tababarihiisa oo Mareykan ahaa.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Wargeyska Ameerikaanka ah “Newyork Times” ayaa qoray warbixin uu ku sheegay in Alshamraani uu noolaaa nolol dagan ilaa uu aflagaadeyn kala kulmay tababare James Day ,7 bil ka hor inta uusan weerarka qaadin.

Alshamraani ayaa dacwad u gudbiyey akadeemiyadda uu tababarka ku qaadanaayey isaga oo ka dacwooday hadalada ceebeynta ee kala kulmay James Day.

Wargeyska Ayaa qoray in Alshamraani uu carooday ka dib markii tababare James Day uu ninkani ku tilmaamay in uu u egyahay “Nin Filamada Galmada Jila” isagoo tusaale u u soo qaatay shaarbihiisa, arintaasi oo noqotay mid jees jees ah.

Sidoo Kale Aqri Fariintan Ayuu Ka Tagay Sacuudiyaankii Weeraray Florida

James Day ayaa isticmaalay su’aalahan “Maxaa? Waligaa ma daawan miyaa ninkaasi glamada jila?

Alshamaraani ayaa aad u carooday madaama lagu fadeexay 10 saaxibadiisa hortooda, inkastoo uu isku dayey in uu caradiisa qariyo hase yeeshee xanaaq darran ayaa ka muuqday.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...