XOG CUSUB: wariye BBC-da ka tirsanaa isla markaana soo noqday Madaxa laanta afka soomaaliga ee BBC-da oo ka mid ah wasiirada cusub

-

Warar si hoose u soo gaaray xafiiska warqabadka shabakadda xaqiiqonews ayaa sheegaya in la saadaalinaayo in wariyihii hore ee BBC da ahaana madaxii hore ee laanta afka soomaaliga ee BBc-da cabdiraxmaan kotonto uu ka mid yahay dadka xusul duubka ugu jira si ay ugu mid noqon lahaayeen wwasiirada cusub.
wariyahan oo ka soo jeeda Gaaljecel bees ayaa doonaya in uu jakada kula tartamo ninka lagu magacaabo Maxamed Mukhtaar oo ah gaaljecel Doqondiide isla markaana ka mid ah wasiirada waqtigooda dhamaaday.
Ex wariye KORONTO ayaa hadda rajo ka qabo in uu taageero ka helo beeshiisa gaalejecel si uu mar un ugu soo muuqdo siyaasadda soomaaliya .
wariyahan ayaa si iskiis ah iska casilay shaqadii uu ka haayey BBcda sanadkii la soo dhaafay.

WIXII WARAR AH EE KU SOO KORDHA KALA SOCO XAQIIQONEWS

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...