XOG: Dabeyshii Xil Ka Qaadista Oo Soo Gaartay Gudoomiyaasha DegmooYinka Gobolka Benadir#yaa xilka laga qaadayaa

-

Warar goordhaw Warbaahinta muqdisho lagu faafiyey ayaa sheegaya in la diyaariyay warqadaha xil ka qaadista qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Banaadir iyo magacaabista Gudoomiyaasha cusub.
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya oo soo jeedin ka helay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xilka ka qaaday qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Banaadir, waxaa sidoo kale la magacaabay Gudoomiyaashii bedeli lahaa.
Warqadaha xil ka qaadista iyo magcaabista Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Banaadir ayaa farta laga saaray Gudoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana saacadaha soo aadan la filayaa in la shaaciyo xil ka qaadista Gudoomiyaasha qaar .

WIXII ARIMAHAN KU SOO KORDHA KALA SOCO XAQIIQONEWS

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...