XOG: Dadka ugu hantida badnaa adduunka oo qasaaray 35 milyaar Daqiiqado gudahood#sabab

-

maalintii shalay aheyd waxa qasaara ay soo gaartay in ka badan 500 oo qof oo lagu tirin jiray dadka ugu hantida badna aduunka.
sababta ugu badan ee qasaaraha keentay ayaa lagu sheegay ceebaha harreeyey Madaxweyne Donald trump ee dhawaanahan soo baxay ee ku aadanaa in trump uu bixiyey sirihii dowladda.
sida lagu daabacay warbixino dhawaan la qoray raggan ayaa isku darkooda heystay lacagyow dhan 4.9 Tiriliyan oo dollar-ka mareekanka ah.
ninka ku jira kaalamaha hore ee xagga maalqabaneeda aduunka Bil Gates ayaa qasaaray mar kaliya lacag dhan hal milyaar oo dollar taasi oo la xariirta hoos u dhaca ku yimid shirkaddii uu lahaa maalqabeenkan oo lagu magacaabo Microsoft.
dhanka kale waxaa isna Mark Zuckerberg oo ah ninkii aasaasay shirkadda facebook waxaana warbixintu sheegay in Mark Zuckerberg uu qasaaray lacagyow dhan labo milyar Oo dollar waxaana hadda lagu qiyaasayaa lacagta uu leeyahay maalqabeenkani Mark Zuckerberg lacag dhan 6.2 milyaar.
sidoo kale mid waxaa qasaaro xooggan uu soo gaaray shirkado badan fadeexadii ugu danbeysay ee harreysay Donald Trump darteed waxaana ka mid ah milkiilaha shirkadda Amazon .

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...