Qeybta hoose waxaa ku qoran macluumaad aqoon ah oo waligaa aadan maqlin, kuwaasi oo aad kaga yaabsan karto saaxibkaa/taa, tusaale ma maqashay waligaa in dadka isticmaala internet-ka ee ku sugan kuuriyada waqooyi ay yihiin oo kaliya (605 qof) taasi oo ka dhigeysa tirada isticmalayaasha internet-ka ee dalkaasi (0.0%).
Xaqiiqonews.com
10-Maalinta Jaceylka aduunka (Valentines day) ayaa sidoo kale Mareykanka waxa ay u tahay maalinta Condom-ka.
9-Carrabka Xaywaanka loo yaqaan nibiriga, waxa uu ka weyn yahay maroodiga
8-qiyaasaad la sameeyey dadka aduun waxa ay isticmaalaan 1.7 bilyan oo koob kafee ah, maalin walbo.
7-Ma ogtahay dunida maalin walbo dad ayaa u dhinta, iyagoo ka soo dhaca geedka Qumbaha.
Sidoo Kale Aqriso: Waxyaabo-dhab-ah-oo-warbaahinta-aysan-ka-sheegin-weerarkii-new-zealand
6-Biyaha dhulka korkiisa saaran ee nadiifka ah, waxaa ka badan kuwa dhulka hoostiisa ku jira
5-Noolayaasha qaabab kal duwan ugu dul nool maqaarkaada ayaa ka badan tirada dadka ku nool aduunka
4-Waddank Koonfur Afrika waxaa kale oo lagu magacaaba “Qaanso roobaad” maxaa yeelay dalka waxa uu leeyahay 12 luuqadood oo rasmi ah.
3-Nigeria waa wadanka ugu badan ee ay ku dhashaan mataanayaasha, dunida oo dhan.
2-Mareykanka 40% caruurta dhasha, waxa ay ku dhasheen guur la,aan.
1-Mareykanka ma lahan luuqad Rasmi ah