XOG: Dibadbax Ka Dhan Ah Diowladda Farmaajo Oo Ka Dhici Doona Muqdisho

-

Waxaa socda qorshe shacabka Muqdisho ay ku doonayaan iney ku dhigaan dibadbax ka dhan ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, iyaga oo shacabkaan codsi wata.

Shacabka ayaa doonaya in dowladda ay cadaadiska ka qaaddo, ay furto waddooyinka la xiray iyo sidoo kale jidcadayaasha dhagxaanta lagu jaray.

Xaafadaha Muqdisho qaarkood ayuu abaabulkaan ka socdaa sida aan xogta ku helnay, waxaana la doonayaa in loo sheego Farmaajo in Ballantii lagu doortay sidaan ahayn.

Dadka ayaa dowladda Farmaajo ka sugayey xornimo, hufnaan, iyo shaqo dardar ah, balse dowladdan waxay xirtay dhammaan jidcadayaashii Muqdisho.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...