Xog: farmaajo oo markale dhabarka ka jebiyey beesha abgaal ka dib markii u………..

-

xog ay si hoose u heshay shabakadda wararka ee xaqiiqonews.com ayaa sheegeysa in markaan beesha reer Xamar loo magacaabi doono xil aad u sarreeya oo gobolka Banaadir, muddo badan ka dib.
Sida hore loo baahiyey beesha reer Mataan oo Muqdisho asal ahaan deegaan ku ah ayaa loo magacaabi doonaa iyaguna xilka guddoomiyaha ama duqa Muqdisho.
Beesha reer Xamar ayaa iyaduna sidoo kale loo magacaabi doonaa xilka duqa ama guddoomiyaha Muqdisho, taasi oo ka dhigan in beelaha reer Mataan iyo sidoo kale Reer Xamar ay kala noqon doonaan duqa iyo sidoo kale guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Farmaajo ayaa doonaya in markaan beelihii dulmanaa ee la xaqiray uu dib usoo celiyo xaqooda, wuxuuna doonayaa in mar kale ay helaan xilalka ay xaqqa u leeyihiin.
Beelahan ayaa horey xilalakaasi u hayn jirey, balse wixii ka dambeeyey burburkii dalka waa la kala eryey oo meel lagu sheego malahayn, kaliya xilal hoose ayaa loo dhiibi jirey.
Dhanka kale beesha abgaal oo iyada isku qaadan jirtay labad xil ee duqa iyo gumdoomiyaha gobolka ayaa imanka ku egeeneysa hal xil taasi oo markale dhabar ka tooganeysa beesha abgaal.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...