XOG: gudaha Masjidka Al-aqsaa oo Laga dhisay Kaniisad……Daawo Sawiro Sir ah…..

-

baraha Bulshada ee ay ku wada xariiraan dadka ku hadla afka cibraaniga(afka yahuudda) ayaa waxaa ay faafiyeen sawiro lagu sheegay in ay yihiin kaniisad laga dhisay gudaha masjidka al-aqsaa.

Xoghaya Netanyahu ninka lagu magacaabo “”Eile Groner” ayaa goob joog ka ahaa furitaanka waxa loogu yeeray sanduuqa lacag u aruurinta macbadka lagu magacaabo”Derbiga oohinta” balse kooxo maxali ah oo falastiiniyiin ah ayaa ka digay furitaanka dismaha kaniisad laga dhiso gudaha masidka Al-aqsaa.

Ila wareedyo yahuuda laga soo xigtay ayaa sheegay in kaniisad laga furay gudaha al-aqsaa gaar ahaan meel mitiro un u jirta macbadka “derbiga oohinta” waxa ayna aaminsanyihiin yahuuda in kaniisada yar ee la dhisayo ay hordhac u tahay Heykalka ay sheegaan.

Wargeyska Cibraaniga ah”Yedioth Ahronoth”ayaa waxaa uu leeyahay kaniisadani waxa ay ka sameynsantahay alwaaxyo macdan ah waxaana ku dul qoran hadalo ay ka soo qaateen kitaabka towreed waxaana arintani sida uu wargeyska sheegay ay howsheedu socotay muddo 12 sano ah.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...