Xog Hor u Dhac ah..Qaraxii Ex-koontarool Afgooye

-

Xogta horudhaca ah ayaa sheegeysa in qaraxa uu ahaa gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey kaasi oo lagu qarxiyey goob aad u mashquul badan.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Maalin kale oo dhiig leh ayey u tahay reer Muqdisho,dhimashada ayaa lagu sheegay in ay kor u dhaaftay 100 qof, halka dhawaacuna uu sii cagacageynayo 90 qof, khasaaraha ugu badan ayaa ka dhashay gaari Bas ah oo ay saarnayeen arday jaamacadeed.

Ilaa hadda ma jirto Cid sheegatay mas’uuliyadda qarax, balse gudoomiyaha gobolka Benaadir Cumar Filish oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in qaraxu lagu waday in magaalada la soo galiyo, laakiin ay ka hortageen ciidanka Amaanka.

Baabuurta gargaarka caafimaadka ayaa daabulay dhaawacyada, waxaana baraha bulshada lagu faafiyey sawirada burbur xoog leh oo ka dhacay goobta qaraxa lala beegsaday.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...