XOG: maamul goboleed cusub oo looga dhawaaqay Hargeysa#aqriso magaca iyo cidda ku dhawaaqday

La Wadaag Asxaabtaada

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland Ee Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Kana Tirsan Xisbiga Wadani Ayaa Sheegay In Uu Ku Dhawaaqi Doono Maamul Goboleed Lagu Magacaabo Saaxil State Hadii Aan Sidan Wax Laga Badalin.
Xildhibaanka oo taageero badan ka heysta gobolka uu ka soo jeeda ee saaxil ayaa hadalkiisa waxaa uu ku soo beegmay xili guux xooggan uu ka dhax jiro gudaha somaliland.
Jamhuuriyadda somaliland oo ah mid iyadu iskeed isku magacaawday ayaa ku hundoowday taageero iyo aqoonsi caalimi ah taasi oo keentay in ay quustaan siyaasiint badan.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA XIL. SACIID ROOBLE

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada