XOG: Maxaa ka jira In Qabriga Jen. Ceydiid Lagu aragay Mucjisiyaal Ay ka Mid Yihii…..

-

Jen. Maxamed Faarax ceydiid waxa uu ka mid yahay hogaamiyaashii ugu caansanaa ee soomaaliya inkastoo ceydiid uu ahaa dagaalyahan wax badan gor u qaaday magaca beeshiisa balse waxaa ugu danbeyn noolashiisa soo gabagabaayey dad ay qaraabo ahaayeen oo isku hal jufo ay ka soo wada jeedeen.

ka dib dhimashadii ceydiid waxaa soomaalida dhexdeeda lagu baahiyey Khuraafaad iyo sheekooyin cajiib ah oo ay ka mid ahaayeen in qabriga ceydiid uu habeenkii Ifo, In Ceydiid lagu argay riyo isaga oo janada ku jira iyo khuraafaad kale sida in Mareekanka ay doonayaan in Ceydiid qabrigiisa Fagtaan si ay ay maskaxda ceydiid ula baxaan Iwm.

sida uu sheegay mid ka mid ah dadka ku nool Qabuuraha Barakaat Waxaa la ilaalin jiray Qabriga Ceydiid iyadoo sida la sheegay laga cabsi qabay In Dowladda Mareekanka Ay la baxdo meydka marxuunka.

Dhanka kale Dadka ku nool Muqdisho waxa ay ku sheegeysan jireen sanadihii 1997-2005 in la argay mucjiso qabriga Jen. Ceydiid Oo Ifiya waxana arintaasi faafiyey dad ay qaraabo ahaayeen iyagoo arintaasina ku micnaayey in uu Ceydiid Owliyo ahaa.

Maxey Tahay Sababta Loo Faafiyey Khuraafaadka Intaasi La eg

Ka dib geeridii Marxuumka waxaa sara u kacay galkacalkii beeshiisa ay u qabeen halyeeyka dhintay si ay iskaga yareeyaan welwelka geerida marxuumka waxa ay bilaabeen in ay faafiyaan waxyaabo dadkii qaarkii ay run u qaateen.

waxyaabaha ugu daran ee taageerayaasha ceydiid ay ku kaceen ayaa waxaa ka mid ahaa in ay ku soo dareen dhaarta uu qofka iyaga ka mid dhaaranaayo magaca jenanka(oo ay ceydiid ula jeedaan) iyagoo ku dhaaran jiray “wijiga ilaah wijiga jenanka !”

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...